Axmed Madoobe oo Shaaciyay Go’aan adag oo ay Al Shabaab gaareen Baaqna diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ku laayeen dad badan oo shacab ah oo ku safrayay inta u dhaxeysa Baledweyne iyo Maxaas. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Al Shabaab go’aan ku gaareen in ay dilaan qof kasta ay ku jiraan haweenka iyo carruurta, waxa uuna … Continue reading Axmed Madoobe oo Shaaciyay Go’aan adag oo ay Al Shabaab gaareen Baaqna diray